-70%

Alibaba

Coach Eng Adan Abdi
Last Update October 4, 2024
84 already enrolled

About This Course

Hiilskills waxay bilaaweysaa course cusub oo dhameystiran kuna sabsan ganacsiga habka online ka ah ku shaqeeya ee loo yaqaan E-commerce

Course kan ayaa wuxu ka bilawanayaa ugu horeyn sida loo raadiyo alaab qiimo jaban adigoo ka keenaya china ka dibna ku iibinaya somalia

Helida supplier ama qof aad badeecada ka hesho sidoo kale helida logistcs habkii aad ku keeni lahayd somalia

Ka dib dhisida website dhanka online ka ah ama E-commerce website

Course mowduucyada ay ka kooban tahay ayaa ah courses kala duwan oo isku tagay sidan hoose

-Hordhac guud oo ku sabsan gancsiga E-commerce ama habka onlineka ku shaqeeya

-Sida loo raadiyo alaab qiimo jaban (product research)

-sida loo qiimeeyo suuqa (market research)

-sida loo qiimeeyo dadka kula tartamaya iyo meelaha ay alabaha ka helaan  (competitor analysis)

– sida loo isticmaalo alibaba app iyo webisite is diwan galintiisa (introduction to alibaba)

– Sida looga baaro alaabaha alibaba

– noocyada kala duwan ee alabaha alibaba

Learning Objectives

• Coursekan marka qadato waxaad abood u leedahay
• 1. in aad bilowdo ganacsi online ah
• 2.in aad china ka keni karto alab walbo
• 3.in aad taqan sida loola macaamiilo shirkadaha china
• 4. in aad wax ku keeni karto markab iyo diyaarab lababa
• 5.in aad xayeysiimaha onlineka ah sameyn karto

Material Includes

  • Qofku waa in uu Heeystaa internet in uu Heeysto mobile ama Computer in uu Helli karo master card ama visa Card

Requirements

  • Note book

Target Audience

  • Dadka Doonayo in ay Hormariyaan Naftooda Si ay u Abuurtaan Ganacsi iyga Qaas u ah

Curriculum

9 Lessons5h 30m

Alibaba

Cashirka 1aad sidee Account looga furtaa Alibaba
Sidee Accounts alibaba looga Sameeystaa19:44
Alibaba Sidee Accounts Looga furtaa adigoo isticmaalayo mobile00:00
SIdee Loo Raadiyaa wrshadaha23:14
Alaab raadin39:08
Cashirka Lacag bixinta28:19
Cashirka Lacag Bixinta Qeybta 1 aad31:34
Lacag Bixin Adigoo isticmaalayo Mobile5:25
Cashirka Qeeybta Shippinga10:22
Sidee Accounts alibaba looga furtaa2:18

Your Instructors

Coach Eng Adan Abdi

0/5
9 Courses
0 Reviews
222 Students
See more

Write a review

$3.00$10.00

70% off
Level
Beginner
Duration 5.5 hours
Lectures
9 lectures
Subject

Material Includes

  • Qofku waa in uu Heeystaa internet in uu Heeysto mobile ama Computer in uu Helli karo master card ama visa Card
Enrollment validity: 30000 days

Course categories

Related Courses

-19%
Hiil Cover
Cosmatics Course

$25.00$31.00

-73%
mi
SHEIN COURSE

$4.00$15.00

Select the fields to be shown. Others will be hidden. Drag and drop to rearrange the order.
  • Image
  • SKU
  • Rating
  • Price
  • Stock
  • Availability
  • Add to cart
  • Description
  • Content
  • Weight
  • Dimensions
  • Additional information
Click outside to hide the comparison bar
Compare