Koorsada Hormarinta Ganacsi
Curriculum
Hordhaca
Hordhac
Hormarinta Ganacsiga iyo Dhisida Ganacsi yar
Sidee Lagu Sameeyaa ganacsi guuleeysta
Topics waxad ku Baran Doontaa sidii aad u abuuran Leheed Ganacsi Guuleeysta adigoo isticmaalayo Farsamooyin Fara badan
Inta aadan Bilaabin Ganacsiga maxaad u Baahantahay?
Inta aadan Bilaawin Ganacsiga waxad u baahantahay in aad sameeyso Baaritaan la xiriir Nuuca Ganacsiga aad Bilaabi Rabtid iyo Bulshada Baahida ay u qabto Hadaba Cutubkani waxan ku sharxi waxyaabo Muhiim u ah in aad ogaatit inta aadan Bilaabin Ganacsi