Alibaba Training Course
Hiilskills waxay bilaaweysaa course cusub oo dhameystiran kuna sabsan ganacsiga …
What you'll learn
• Coursekan marka qadato waxaad abood u leedahay
• 1. in aad bilowdo ganacsi online ah
• 2.in aad china ka keni karto alab walbo
• 3.in aad taqan sida loola macaamiilo shirkadaha china
• 4. in aad wax ku keeni karto markab iyo diyaarab lababa
• 5.in aad xayeysiimaha onlineka ah sameyn karto
What you'll learn
Sidii aad u Sameeysan Leheed Ganacsi
Halkii aad K biloowi Leheed
waxa kale oo aad ku baran doontaa sidii aad u dhisi leheed Shabakad aad alaabtada ku ibisid sida
Facbook instagram Tik tok iwm