Hot items

Sold out

E-Commerce

$0.00$0.00

Description

Faah faahin

Hiilskills waxay bilaaweysaa course cusub oo dhameystiran kuna sabsan ganacsiga habka online ka ah ku shaqeeya ee loo yaqaan E-commerce

Course kan ayaa wuxu ka bilawanayaa ugu horeyn sida loo raadiyo alaab qiimo jaban adigoo ka keenaya china ka dibna ku iibinaya somalia

Helida supplier ama qof aad badeecada ka hesho sidoo kale helida logistcs habkii aad ku keeni lahayd somalia

Ka dib dhisida website dhanka online ka ah ama E-commerce website

Course mowduucyada ay ka kooban tahay ayaa ah courses kala duwan oo isku tagay sidan hoose

-Hordhac guud oo ku sabsan gancsiga E-commerce ama habka onlineka ku shaqeeya

-Sida loo raadiyo alaab qiimo jaban (product research)

-sida loo qiimeeyo suuqa (market research)

-sida loo qiimeeyo dadka kula tartamaya iyo meelaha ay alabaha ka helaan  (competitor analysis)

– sida loo isticmaalo alibaba app iyo webisite is diwan galintiisa (introduction to alibaba)

– Sida looga baaro alaabaha alibaba

– noocyada kala duwan ee alabaha alibaba

 

 

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “E-Commerce”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Select the fields to be shown. Others will be hidden. Drag and drop to rearrange the order.
  • Image
  • SKU
  • Rating
  • Price
  • Stock
  • Availability
  • Add to cart
  • Description
  • Content
  • Weight
  • Dimensions
  • Additional information
Click outside to hide the comparison bar
Compare